Dibad baxyo ka dhacay maanta magaalada Diri-dhaba(Sawiro)

Waxaa magaalada Diri-dhaba iyo degaano ka tirsan gobolka Sitti ka dhacay Muddaharaado ay soo abuulileen barbaarta reer Sitti oo lagu dalban in sidda ugu dhaqsaha loogu soo celiyo xoriyaddiisa halgame Osman Mire oo ka tirsan barbaarta reer Sitti oo si xaqdaro ah ugu xidhan is maamulka Canfarta oo tan iyo maalinti ay ciidamada Fedaraalka Itoobiya ka qabteen magaalada Dan-Lahelay ee degmadda Afdam ka dibna loo gacan gashay dawlada deganka Canfarta.

Osman Mire ma jirto wax dambi ah oo lagu soo eedeeyey iyo wax maxkamad ah oo la horkeenay ma jirto cid og goobta uu si rasmi ah ugu xidhan yahay iyo xaaladda uu ku sugan yahay,

 

Sawirka Maxamed Abee.

Sawirka Maxamed Abee.

 

Sawirka Maxamed Abee.

Sawirka Maxamed Abee.