Daawo: Qaabkii Loo Xukumay Raggii Kufsi WadareedKa Caaisha Ilyaas Ugu Geestay magaalada Gaalkacyo.

Maxkamadda Darajada Kowaad ee gobolka Nugaal ayaa maanta oo Sabti ah xukun dil ah ku riday shan dhalinyaro ah oo kusfi wadareed 22 bishii la soo dhaafay ee February  gabadh ugu gesytay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Ku xigeenka xeer ilaalaiyad guud ee Puntland Maxamed Xareed Faarax ayaa sheegay in eedeysanayaashadilka toogashada lagu xakumay loo cuskaday Suuratu Maa’ida Aayadda 33aad, xeerka kusiga iyo xeerka habka cinqaabta Soomaaliyeed.

HALKAN HOOSE KA DAAWO: