Daawo Qaabka qurxoon ee madaxwaynaha dalka Fransiiska loogu soo dhaweeyey Jabuuti

madaxweyne Emmanuel Macron ayaa soo caga dhigtay dalka jabuuti oo ku soo gaadhay booqasho qaadan doonta 24 saacadood madaxwaynuhuu wuxuu soo booqan doona xeerooyinka ugu wayn ee ay ciidamada fransiisku ku leeyihiin dalka Jabuuti wuxuuna usii dhaafi doonan dalalka Itoobiya iyo Kenya. Imaashaha madaxwaynaha fransiisku ku yimid jabuuti ayaa ku soo beegan tahay wakhti ay ka jirto mandiqada geeska Afrika is badal aan luga adag ku taagnayn gaar ahaan Jabuuti oo tan iyo marki dalka Itoobiya hoggankiisa u qabtay Dr Abye  oo edeg oodan ku soo xidhay siyaasadi Geelaha Jabuuti.

 

 

L'arrivée du Président Macron

Slået op af Présidence de la République – Djibouti i Mandag den 11. marts 2019