Shirkii Ciise iyo Gurgure oo maanta la soo gaba-gabeeyey(Sawiro)

Shirkii midaynta iyo dibu-heshiisiinta beelaha ciisaha iyo gurguraha ee Todobaadkan ka socdey degmada  Erer oo maanta la soo gabagabeeyey.
Shirka oo modo maalmo ah ka socday degmada Erere Ayaa maanta gallinkii hore lasoo gaba-gabeeyay, waxaa in moda ahba la filayay in labada dhinac ku gaadhaan heshiis lagu Turxaan bixinaayo tabashooyinka ay laba beelood kala tirsanaanyeen ee carqalladeeyay, xidhiidhkii soo jireenka ahaa ee labada beelood.

Xurgufta labadan beelood waxay sal ku lahayd  arin siyaasadeed oo maamulkii Cabdi Iley ka shaqaeeyey  una  xukunkiisa kaga raabay cimri dheeraysi taas oo ka dhignayd xukun oo qaybi isku dir iyo colaad aan wax micno ah ku fadhin ayay ahayd sababta ugu waynayd ee keentay in ay beelahan wada dhashay isku dhacaan oo mararka qaarkood dhiigna ku daatay.

 

 

Sawirka Ugaas Abdullahi Ugaas Abdi.

Sawirka Ugaas Abdullahi Ugaas Abdi.

Sawirka Ugaas Abdullahi Ugaas Abdi.

Sawirka Ugaas Abdullahi Ugaas Abdi.