MUUQAAL:-Madaxwayne Mustafe Cagjar Lama Aqbalayo Xiligii Muuse Suudi Yalaxow oo kale.

Madaxwaynaha deegaanka Soomaalida (Soomaali-State)Mustafe Maxamed Cumar (Cagjar) ayaa Waraysi dhinacyo badan taabanaya wuxuu uga hadlay Xaalada deegaanka Soomaalida.

Madaxwaynaha ayaa ka hadlay dhibaatooyinka ka jira deegaanka, Wuxuuna sheegay inaysan dadku wax badan Fahamsanayn Dawladnimada, Wuxuuna xusay inaan Xoriyaddu ahayn in Qofku wuxuu doono Sameeyo, islamarkaana Magaalooyinka la kala sheegto “Muwaadin kasta oo deegaanka u dhashay Xaq ayuu u leeyahay meesha uu doono ayuu ku Noolaan karaa “