Dr,Abiy Ahmed oo Gaadhay Xarunta Shirka SDP Ee magaalada Jigjiga+SAWIRRO

 

Ara’iisal wasaaraha dalka Itoobiya, ahna Gudoomiyaha Isbahaysiga EPRDF Dr. Abiy ahmed oo maanta magaalada jigjiga booqday ayaa   waxaa uu tagay Xarunta Kaali ee uu ka socdo Shirwaynaha 10aad ee xisbiga Dimuqraadiga Soomalida ee madaxtooyada Magaalada Jigjiga.

Image may contain: 3 people, people smiling, indoor

Xisbiga ayaa maanta qaaday talaabooyin isbadal ka muuqdo oo ay ka mid tahay doorashada golaha dhexe oo ka kooban 61 xubnood iyo gudiga fulinta oo ka kooban 9 xunood.

Image may contain: 2 people, people sitting