Reer Sittiyow Barja wanaagsan,Soomaali-State waa 9 gobol 7 ka mid ah waa dhul Ogaadeen 2 soo hadhayna (Sitti iyo Faafan)Ogaadeen waa 40%.

Wakaas Caqliga Extremis nimada ee u qarsoonaa banaanka keenay.Kulahaa 7 out of 9 anigaa leh; 2 da soo hadhayna 40% ayaan nahay. Bal labada Gobol ee uu ka sheekaynayo ee 40 percent baan ka nahay uu Lee yahay halkaas ii dhiig Ee Godey, Wardheer, iyo Afdheer, iyo Dhagahbur horta xataa 30 percent Ma gaadhaan?Bahasha xataa caqli baa lagu daraa.!!

Slået op af JigJiga Man i Mandag den 22. april 2019