Maamulka iyo howlwadeenada Shabakadda Caalamiga ah ee XeerNews24 waxay ummadda Islamka ah ugu hambalyaynayaan bilashada Bisha barakeysan ee Ramadaan 1440 Hijriya.

 

XeerNews24  waxay muslimiinta Soomaaliyeed iyo aduunka ku dhiiri gelinaysaa in ay ka faa’idaystaan Fadliga badan ee kujira bisha Ramadaan waana Fursad sannadkiiba hal mar nasoo marta “ Hambalyo Ramadaan Kariim ayaan leenahay Shacabka Soomaaliyeed ee muslimka ah meel walba oo ay joogaan dal iyo dibadba,runtii waa bil dhammaanteedba ah kheyr iyo barako ayna haboontahay in fadligeeda laga faa’iideysto“ayaa lagu yidhi war rasmi ah oo kasoo baxay shabakadda XeerNews24.