Magacda wasiiradda ee Isku shaandhaynti golaha wasiiradda Jamhuuriyadda Jabuuti

 

1.Ra’iisul Wasaaraha dalka,

mudane Abdulkadir kamil Maxamed

2.wasiirka Shaqada iyo dib u habaynta maamulka waxaa loo magacaabay,
Mudane Cusmaan IBRAHIM ROBLEH.

3.Wasiirka Miisaaniyadda waxaa loo magacaabay,
Mudane Abdoulkarim Aden Cher.

4.Wasiirka Caafimaadka ayaa loo magacaabay,

Mudane Maxamed Warsame Dirieh.

5.Wasiirka warfaafinta ayaa loo magacaabay,
Mudane Radwan Abdillahi.

6.Wasiirka cadaaladda ayaa loo magacaabay,
Mudane Cali Xasan Bahdon.

7.Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa loo magacaabay,
Mudane Moumin Ahmed Shiikh.

8.wasiirka difaaca ayaa loo magacaabay,
Mudane Xasan Cumar Mohamed Burhan.

9.Wasiirka Madaxtooyada ee qaabilsan Maalgashiga,
Mudane Cali Geelle Abuubaker.

10.Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga,

Mudane Mahmoud Ali Youssouf.

11.Wasiirka Dhaqaalaha iyo Maaliyadda ee qaabilsan warshadaha,

Mudane Lyas Moussa Dawaleh.

12.Wasiirka Waxbarashada Qaranka iyo Tababarka Xirfadaha,

Mudane Moustapha Mohamed Mahamoud,

13.Wasiirka Waxbarashada Sare iyo Cilmi-baadhista
Mudane Dr. Nabil Maxamed Axmed.

14.Wasiirka Beeraha, Kalluumeysiga, xanaanadda Xoolaha iyo Kalluumeysiga,

Mudane Maxamed Axmed Cawaale.

15.Wasiirka qalabaynta iyo gaadiidka,
Mudane Moussa mohamed ahmed.