Daawo Jawigga Maanta iyo Magaalada Diri-dhaba.

Dabayloodka iyo Boodhka nuucan oo kale ah ayaa maanta fajac iyo layaab ku noqday dad badan oo maanta ku nool magaalada Diri-dhaba,dabaylaha nuucan waxaay inta badan yimaadaan markay xili roobaadka soo dhow yahay waxayna dadka qaarkii u yaqaanin (Dabayloodka Karmeed) oo waxaa soo dhoow markii u curan lahaa roobka guga ee karanta loo yaqaan.

Dabaylahaan waxay inta badan yimaadaan marka roobku ku hooro meelo kamid deganka oo horay jilaal ama abaar ahaa roobka hooray ayaa keena dabaylaha nuucan ah kuwaas oo maararka qaarkood keenay dhibaatooyin ay ka mid yihiin in dadka iyo duunyadu kala lumaan.

#INA_NewsWe document the momentXagan ka daawo jawiga dir-dhabe saaka siduu ahaa Boodhka & Dabaysha nuucan ah ayaa yaab iyo amarkaak ku riday dad badan oon horey u arkin nuuceega

Slået op af INA News i Lørdag den 18. maj 2019

Sawirka SDM.

Sawirka SDM.