Faaqidaada Geeska iyo Faysal Rooble

Fallanqeyn: Xiriirka Somalia iyo Ethiopia, Xiisadda Somalia iyo Kenya

Maxaa lagu qiimeyn karaa xiriirka Somalia iyo Ethiopia, kadib markii Ethiopia si kooban u daabacday khariirad ay Somalia ku darsatay dhulkeeda. Sidoo kale halkee saldhigan doontaa xiisadda u dhaxeysa Somalia iyo Kenya. Arrimahaas ayaa VOA waxay wax ka weydiisay Faysal Cabdi Rooble oo wax ka qora arrimaha Geeska Africa.

Slået op af VOASomali i Onsdag den 29. maj 2019