Daawasho Habboon barnaamij ku saabsan waayaha magaalada Biki Paris

Waa warbixin  biloow ah  oo aad iyo aadna muhiim u ah wanaan  ku hambalyeyna wariyaha dhalinta yar iyo gudoomiyaha degmada Biki, sidda  xirfadaysan ee ay usoo gudbiyeen daadihinta barnaamijka iyo jawaabaha baahiya jira waa gudoomiye illa muuqda nin cod kar ah oo ummadda wax u iftiimin kara.
Waxaa qudha ee barnaamijka ka maqaan oo aan u malayn hilmaan ama khibrad lahaan waa qaybti  aragtidii dad waynaha reer Biki,waxaa kale aan tabayno in aan kala ogaano waa tiradda iyo magacda Qabaleeyahay hoos yimaad Biki-Gota  dad qaarki kala aqoon.

Gudoomiyaha Degmada Bike Mudane Xasan Aden Iyo Waraysi Na dhexmaray

Slået op af Janaale Ali i Torsdag den 20. juni 2019