XOG MUHIIM;War ka soo baxay Xafiiska Raisal Wasaaraha Itoobiya.

 

Xafiiska Raysal wasaaraha waraaq kasoo Baxday Ayaa lagu Sheegay in Lasoo Qabtay Nin La Aaminsanyahay inuu Dilay General Seare Mekonon oo Ahaa ilaaladiisii Gaarka Ahayd,