Jabuuti oo maanta u dabaal degtay xuska 42 guuraddi xoriyadda dalka(Video& sawirro)

xuska dabaal daga 42 guuradda xornimada dalka Jabuuti ayaa maanta laga xusay caasimadda jabuuti iyo guud ahaanba dalka iyadoo dadka qaar ay saluugsan yihiin xuska calanka sababo siyaasaddeed darteed.kooxadda mucaarada dalka jabuuti ayaa u arka siyaasada Jabuuti ay kula dhaqanto shacabka reer Jabuuti mid ka xun siyaasadi gumeystihii fransiiska ee laga xoroobay.

Suivez en Direct le Défile du 27 Juin

Slået op af RTD : Téĺé Djibouti i Onsdag den 26. juni 2019

Bild könnte enthalten: Himmel und Natur

Bild könnte enthalten: eine oder mehrere Personen und im Freien

Bild könnte enthalten: eine oder mehrere Personen und im Freien