Shaqaale u dhashay dalka Bangladeesh Oo magaalada Berbera Wax yeelo Loogu Geystay(Sawiiro)

Shaqaale Ajaaniba ah Oo u dhashay dalka Bangladeeshe ayaa magaalada  Berbera Wax Lagu Yeelayay.

illa 5 ka mid ah shaqaalaha Ajaaniibta ah ee ka xoogsata dekadda magaalada Berbera ayaa la dhaawacay kadib markii ay soo weerareen shaqaalaha muruq maalka ee u dhashay magaalada oo i muda ahba  ka cabanaya in ay shaqadii ka qaadeen dad aan u dhalana Somaliland.

Shaqaalaha ajaaniib ah ayaa ka shaqeeya shaqooyin ay ka shaqayn karaan kuwa deegaanka u dhashay.

Wariye Maslax Sidde, oo Berbera ku sugan ayaa sheegaya in dhaawaca shaqaalaha la dhigay Cisbitaalka magaalada Berbera.

war

War Deg Deg Ah 5 Oo Ka Mid Ah Ajaanibka Shaqada Uu Jooga Magaalada berbera Oo Dhaawacooda La Gaadhsiyey Ka Dib Markii Ay Wareer gacan Ka Hadal Ah Kusoo Qaadeen Shaqaale Muruq Maala Oo Hore Cabasho Uga Muujiyey In Shaqadoodii La Wareegeen By Maslax Salebaan Sidde Share Dheh

Slået op af Suxufi Maslax Salebaan Sidde i Mandag den 1. juli 2019

Bild könnte enthalten: 1 Person, steht

Bild könnte enthalten: eine oder mehrere Personen

Bild könnte enthalten: 1 Person, steht und im Freien