Bal si fiican u dhugta hadalka ninkan Masuulka ah(Maleeshiyo Beeleed Soomaaliyeed mise Xoola dhaqanta Soomaaliyeed)

Hadalkan masuulka wuxuu na tusin waxaa ay ka aamin yihiin masuuliyinta soomaaliyeed ee Soomaali-State qadyadda galbeedka Sitti oo uu muuqata in ay Xog buuxdda ka hayn ama dan iyo muraad toona ka lahayn dhiigta shacabka xoola dhaqantada ah ee reer Sitti.ee maalin iyo habeen ay duulaanka qaawan ku soo beegsanayaan maamulka dhiggooga ah ee canfareed,way burburka iyo barakaca loo geystay shacabka reer Sitti ee maalin iyo habeen ay duulaanka qaawan ku soo beegsanayaan maamulka dhiggooga ah ee canfareed,way burburka iyo barakaca loo geystay shacabka reer Sitti.
Way ogyihiin waxaa magaalooyinka iyo dad ku noola duhur cad dab la qabasiiyey iyo sidday ay wali uga hadlin

Hogaanka xafiiska nabadgaliyada maamulka iyo cadaalada ayaa ka hadlay arrimaha nabadgalyada deegaanka iyo hubka sharrci-darrada ah

Hogaanka xafiiska nabadgaliyada maamulka iyo cadaalada ayaa ka hadlay arrimaha nabadgalyada deegaanka iyo hubka sharrci-darrada ah

Slået op af SRTV Rasmi Page i Mandag den 1. juli 2019

In ay aqoon daru iyo siyaasad xumu ka jirto magaalada Jigjga waxay kuu cadayn iyagaa ayaa ku markhaati furi shacabkii ay masuulka ka ahaayeen ee dulmaana marka ay ku sheegeen maleeshiyo beeleed hubaysan una baahan in hub ka dhigis lagu saameeyo waa fursad dahabi ah oo loo diiqay maamulkii duulaanka ahaa ee canfarta oo dawlada fedaraalka u sheegi doona in ay la dagaalamayaan maaleeshiyad hubaysan oo Soomaaliyeed.