Siyaasi Aadan Alaale oo ka hadlay afgambi dhicisoobay oo lala beegsaday duqa magaalada Diri-dhaba mudane Mahadi Giire Roobleh.

Mudane Aadan Alaale ma magac dhabin cidda soo maleegtay Afgambiga dhicisoobay hasayeeshee waxaa magaalada Diri-dhaba lala dheg wareegi warar aan la hubin oo tibaaxi in rag siyaasin Soomaaliyeed oo la kala safan loolaanka qowmiyaddaha dalka Itoobiya gaar ahaa Oromada iyo Amxaarka ay soo maleegeen isku daygan duqa magaalada lala maagan in xilka looga tuuro.

Slået op af Adam Alale i Lørdag den 13. juli 2019