warar ku saabsan tuulda Siisaluu ee degmadda Afdam(sawirro)

Halkan waa dugsiga hoose ee tuuladda Siisalu ee degmada AFdam Sannad dugsiyeedka 2019 xafladii xidhitaanka dugsiga ee lagu Abaalmarinayay ardayda kaalmaha hore ka gashay dugsigaas ee sannad dugsiyeedkan.

Degankan Siisalu baryaha qaarkood cidna kuma fikirin in ay ka dhci karto horumar iyo wax barasho midna sababto ah waxay ahaan jireen goobo cidla ah oo ay nolooli ka jirin oo baadiye ahaa maantana waa magaalo ama tuulo ay ka soo bixi karaan hormoodka dadka iyo dalka meel u jirta wax yar oo saacado loo socon karo hadaad hessho wado waxaa ku taal magaalada Dan-lahelay oo hoy u noqotay weerarda qaawan ee maamulka Canfartu ku hayo shacabka reer Sitti waxay dhamaan gubeen ilihi wax barasho,caafimaad iyo ganacsi iyo meelihi lagu cibaadaysan jiray sidda masaajidii oo kale.

Bild könnte enthalten: 4 Personen, Personen, die sitzen, Kind und im Freien

Bild könnte enthalten: 4 Personen, Personen, die sitzen und Tisch

Bild könnte enthalten: 2 Personen, Personen, die sitzen und im Freien

Bild könnte enthalten: 4 Personen, Personen, die lachen, Personen, die stehen und im Freien