Daawo nolol maalmeedka shacabka reer Garba-ciie oo ka soo Kaban dhibti uu baday Cabdi-Iley

qayb ka mid ah Suuqa Xoolaha nool ee magaalada Garba-Ciise;
magaalada Garba-ciise waxaa ku yaal suuqa xoola nool ee ugu wayn  galbeedka Sitti oo lagu kala iibsado xoolaha nool sudda adhiga, geela, iyo lo’da,
Bulshada ku dhaqan galbeedka sitti
dhunyar & deymeed ayaa sida la wada ogsoonyahay ah bulsho xoola dhaqataa ah lafdhabarka nolosha iyo dhaqaalahooguna wuxuu ku tirsanyahay %90 wax soo saarka xoolaha nool,
Hasa ahaate shacabka galbeedka sitti ayaa wali fursado dhab ah u helin adeegyada asaasiga ah ee dawladeed
Sida talaalka, daryeelka caafimaad,ee xoolaha , quudinta calafka baad iyo biyo  xiliyada abaaruhu saameeyaan
magaalada Garba-ciise oo kaliya maalinki waxa laga dhoofiyaa 5 gaadhi oo adhi ah qiyaas 1000 neef
Adhiga galbeedka sitti waa adhyaha loogu jecelyahay geeska Afrika oo dhan Cad & Cadiin & caafimaad miizaan

Suuqa Xoolaha nool ee Garba CiseGarba cise waxa ku yaal suuqa ugu wayn ee galbeedka sitti oo lagu kala iibsado xoolaha nool ( adhiga , geela , lo'da )Bulshada ku dhaqan galbeedka sitti dhunyar & deymeed ayaa sida la wada ogsoonyahay ah bulsho xoola dhaqataa. nolosha & dhaqaalahooguna ku tirsanyahay %90 wax soo saarka xoolaha Hasa ahaate shacabka galbeedka sitti ayaa wali fursado dhab ah u helin adeegyada asaasiga ah ee dawladeed Sida talaalka & daryeelka caafimaad ee xoolaha & quudinta ( calafka & baad & biyo ) xiliyada abaaruhu saameeyaanGarba cise o kaliya maalinki waxa laga dhoofiyaa 5 gaadhi oo adhi ah qiyaas 1000 neefAdhiga galbeedka sitti waa adhyaha loogu jecelyahay geeska dhan Cad & Cadiin & caafimaad miizaan?✍ I.F.RXagan ka daawo

Slået op af INA News i Lørdag den 27. juli 2019