CODSII IYO TALO NOLOSHA SHACABKA GOBOLKA SIITI LAGU BADBAADINAAYO.

 

Ka :-Shacab weynaha Gobolka Sitti
Ku :-Madaxa xafiiska Gadiidka iyo Ganacsiga DDS.
Ku:-Xafiska Traffic Boolis ka ah ee DDS.
Ku :-Xafiska boolis komishinerka DDS.
Ku:- Xafiska Nabadgalyada iyo Cadalada DDS.
Ku:- Xafiiska Tabashooyinka Shacabka DDS.
Ku :-Gudoomiyaha Gobolka Sitti.
Ku :-Madaxa xafiska nabadgalyada iyo Cadalada Gobolka Sitti,
Ku:-Xafiska traffic Boolice ka ee gobolka Sitti.

Ujeedo:- xal u heelida shiilalka gawaadhida qadka qaada ee muwadinin badan naftoda galaftey qaar kale  oo  badana ku laxaad waayeen .

Sidaan kor ku xusney ujeedada qormadan waxan xafisyada heer degan iyo heer gobol ee kor ku xuusan iyo waliba xafisyo kale ooy khuseyso ka codsaneyna iney sidhakhsa ah wax uga qabtan shilalka foshaxuun ee shacabka nolal maalmeedkooga la kadeedsan ku nafwaayeyaan.

Shilalka gobolka Sitti ka dhaca maxa u sababa ah ?

1:-Aqoon la’anta(lack of driving knowledge even most of them doesn’t have a driving license)
2:-khibraad la’aan(low or zero experience)
3:-Isticmaalka balwadaha kala duwan sida qaadka,sigaarka iyo Kuwa kale ba(using drugs like khat,smoking cigarettes and also alcohols)
4:-Hurdo la’aan ka timid balwadaha badan(lack of enough sleep which causes by those drugs)
5:-la’aanta Baska dadweynaha tasii oo sababtey iney shacabku isticmaalan gawaadhida rakabka ah sida gawaadhiida qaadka,kotorobanka iyo waliba iskarogohinka dhagaxda gurta(lack of public bus  that force the people to use other heavy trucks especially using the khat transferring Isuzu that cause a lot of accidents)
6:-qaadida rakab siyadada ah oo u xiita gadidkaasi qaadi karehin oo isku jiira dad iyo rakab kale ba le.

Sidde lo yarehin kara shilalkan :-

1:-In saraynta sharciiga la xaqiijiyo loona sameeyo degmo walba tarafig boolis oo anshax leh oo musuq ka madax banaan shacabkisana u aadega gar ahan tarafig boolisyada fadhiigodu yahay xafada ugaska(looyaqano Addisu keela ee albaabka lagana baxo oo lagana soogalo magaalada Diridhaba) fadhiiya sido kale kuwa keelaha Harmukale fadhiiya iyo kuwa Dawanle fadhiiya ba Anshaxa la baro oo dabagal lagu sameeyo.
2:-in tayada iyo aqoonta dirawalinta la xaqiijiyo.
3:-in laga hortago oo walibana talabo sharciiga wafaqsan lamariiyo dirawal aan siidan ogolanshaha wadiida gadiidka (driving license).
4:-in la haqiijiiyo ogolanshaha (licences ) ka aay dirawalintu watan inu furjiid yaha iyo inu yahay ka saxda ah.
5:-in la ganaxo oo sharcigana la horkeeno gaadidka qaada ra’akab aan lo ogoleyn iyo waliba ku qada intii lo ogolyahay wax ka badan.
6:-in lo sameeyo basaska dadweynaha degmoyinka gobolka sida basas ka baxa Diri dhabe ila Shinile,Diri dhaba ila Harmukale,Dhagago,Dawanle,Hadhagaala,Ayshica,Dambal,Erer,Danleheley,Afdem ,Me’ayso iyo meelo kale ba.
7:-in jidadka tayadoda kor looqada .
8:-in loo go’aamiyo sharciiga xakamaynaya  xawaaraha gadiidka (driving speed limitations)

Dawlada deganka Soomaalidu intey tixgaliso codsiiga shacabka iyo waliba intey fiiriso dhibatada ka dhalaneysa shiilalkan sonoqnoqda wa iney talabo kama danbeysa qaada.

F.G:- xukumada waxanu ogeysiineyna iney gawaadhiida jaadka(qaadka) qaada ka mamnuucdo iney qaadan hal qof hadii lagu qabtana dirawalkas iyo gadiidkiisa ba laga mamnuuco deganka ba maxaa yeeley wuxu ku ciiyareya rajada ubadka sookoreya.

Omar Maydanie
Romio Maslax Ramiiz
Hassan Trapeze
Hassen Cige