Dib u Xasuuso Afduubkii loo Gestay Diyaaraddi Soomaali-Airline

Afduubkii diyaarada Somali Airline 1984

#DIB_U_SIXIDDaawo film aan horey loo baahin,Dad ku xukuman dil toogasha oo lagu badbaadiyay Afduubkii diyaaradda Somali Airline 1984-tii islamarkaana uu wade (Pilot) ka ahaa duuliye sarre Maxamud Xaaji Cilmi (Xaaji Dhagax) oo hadda ku nool magaalada GAROWE.Warbaahinta DALMAR MEDIA oo saacado ka hor dadweynaha la wadaagtay baahinta muuqaalkan waxay ku samaysay sixitaanka macluumaad yaryar oo baahintii horre ee warbixinta la socday.Abshir Dhiirrane/Dalmar Media Services

Slået op af Dalmar Media Services i Tirsdag den 6. august 2019