XeerNews24 waxay idin rajayn caafimaad qab iyo cibaado suuban

Dhamaan bahda Shabkada wararka ee Xeernews24 waxey hambalyo u dirayaan Akhriytayaasha kala duwan ku xidhan shabakada madaxa banaan ee Xeernews iyo dhamaan muslimiinta aduunka waxey maalinta fadliga ciidul odxada uga baryeyaan in ciida ciideeda ku gaadhaan bash bash iyo barwaaqo caafimaad qab iyo cibaado suuban.