Daawo Sawirradda Sidda looga Ciiday Maalinta Magaaladda Diri-dhaba

Xuska Maalinta Ciidul-odxaa ayaa maanta si wayn looga xusay dhamaan caalamka Islamka,gaar ahaan waxaa fagaaraha magaalada Diri-dhab lagu oogay salaadda Ciidul-odxa oo ay ka soo qayb galeen boqolaal shicibka magaalada Diri-dhaba oo uu ka dhex muuqday ugaaska beesha ciise Ugaas Mustafe Mohamed Ibrahim.

Bild könnte enthalten: 6 Personen, im Freien

Bild könnte enthalten: eine oder mehrere Personen, Personen, die stehen und Menschenmasse

Bild könnte enthalten: eine oder mehrere Personen

Bild könnte enthalten: eine oder mehrere Personen, Personen, die stehen und Menschenmasse

Bild könnte enthalten: eine oder mehrere Personen, Personen, die stehen, Hochzeit und im Freien