Kaalmo ay Qurba Joogta reer Sitti soo Qaadhsiiyeen Madane wakhti loo bahnaa.

Qurbajoogta Ka soo jeeddo Gobolka Sitti ee Dawlad Deegaanka Soomaalida iyaa dadaalo badan ay mudooyinkan dambe ku jireen waxay deeq lacageed Gaadhsiiyeen Shacabka ku dhaqan Qabalaha Madane si loogu ciidsiyo Qoyska hayntoodu yar tahay
Sidoo kale waxay Qurba joogtu gargaar lacageed Gaadhsiiyeen Shacabka ku dhaqan Cadayti, Cundhufo iyo Garba-Ciise ilaa Danlahelay iyo Magaalada Afdem (sawirada iyo video yada waan soo gudbinaynaa intaan hello) si loogu ciidsiyo Qoyska hayntoodu yar tahay iyo agoomihii waalidadooda kuwaayay Dagaaladii joogtada ahaa ee mudada badan socday ee dabadda ka riixaayeen qayb ka mid ah ciimadda dawlada Fedaraalka Itoobiya.
Aadbaan ugu Hambalyeynaynaa Qurba joogta isxilqaadday iyo cid walboo gacan ka gaysatay Jazaakumullaah Dhammaan ba

Slået op af ISSA , One nation i Lørdag den 10. august 2019

Qurbajoogta Kasoo jeeddo Gobolka Sitti ee Dawlad Deegaanka Soomaalida iyaa dadaalo badan ay mudooyinkan kujireen waxay deeq lacageed Gaadhsiiyeen Shacabka kudhaqan Qabalaha Madane si loogu ciidsiyo Qooyska hayntoodu yartahay Sidoo kale waxay Qurbajoogtu gargaar lacageed Gaadhsiiyeen Shacabka kudhaqan Cadayti, Cundhufo iyo Garba-Ciise ilaa Danlahelay iyo Magaalada Afdem (sawirada iyo video yada waan soo gudbinaynaa intaan hello) si loogu ciidsiyo Qooyska hayntoodu yartahay iyo agoomihii waalidadooda kuwaayay Dagaaladii joogtada ahaa ee mudada badan socday#aadbaan ugu Hambalyeynaynaa Qurbajoogta is.xilqaadday iyo cid walboo gacan ka gaysatay Jazaakumullaah Dhammaan ba

Slået op af Nageeye Laba'Doon i Lørdag den 10. august 2019