Saamigan waxaa keenay halgankii reer Sitti ee ay barbaartu hormood u ahaayeen.

 

1- Ibraahin Cali Osman, Wasiiru dawlaha wasaarada maaliyada iyo dhaqaalaha ee federaalka Itoobiya,Ciise
2- Ifrax Cali Muuse,Comissionka Sirdoonka shabakadaha iyo inert Securitiga, Ciise
3 – Adan Faarax Ibrahim , Madaxwayne ku cigeenka DDS, Ciise
4- Dr Yuusuf Wasiirka caafimaadka Dds, Ciise
5- Rooble Cawaale. Wasiirka Gaadiidka iyo Jidadka dds, Ciise
6- Xasan cige. Hogaan ku xigeenka Nabadgalyada dds,Ciise
7- Maxamed Roble. Wasiirku xigeenka Dakhliga dds,Ciise
8- Axmed Bubaal. Wasiir kuxigeenka ganacsiga iyo warshadaha dds Ciise
9- ingineer faarax. Wasiir kuxigeenka H.guud iyo horumarinta dds,Ciise
10- Sacaada Giire. Commisionka Iibka iyo dabagalka DDS, Ciise
11- maxamed cali . Wakaalada Marxaladaha iyo Diwangalinta dds,Ciise
12- HODAN KUxigeenka wakaalada warbaahinta Dds, Ciise
13 – Ingineer Mahdi Wakaalada Liyu interprise dds ,Ciise
14- Maxamed kuxigeenka komissionka dds, cisse
15- Ambassador Mahamuud Dirir Geedan la taliyaha raysal Itoobiya ee arimaha dibada Ciise
16- kornayl Ali Sigad Samire komsionner ku xigeenka Poliska dds.Ciise
17-Dhulkii maamulka Canfarta sidda sharci daradda ah loogu daray oo Sitti maanta ka mid ah.