Mashruuca cusub ee LLRP(Lowlands Livelihood Resilience Project) oo ah mid badalaya mashruuci hore ee PCDP

 

Mashruuca cusub ee LLRP(Lowlands Livelihood Resilience Project) oo ah mid badalaya mashruuci hore ee PCDP oo isagu haatan dhamaaday ayaa laga fulin doonaa 36 dagmo oo deegaanka Soomaalida ka tirsan

Mashruuca tayaynta nolasha dadka ku dhaqan dhul hoosaadka Itoobiya si ay ugu adkaystaan Abaaraha soo noqnoqday ee afka qalaad lagu yidhaa LLRP waxa laga fulinayaa guud ahaan 6 Kilil iyo 100 dagmo oo Itoobiya ku yaal mashruucani wuxu socon doonaa 6 sano waxana ku baxaysa lacag ka badan 451 Milyan oo dollar

36ka dagmo ee deegaanka laga fulinayo LLRP:
●Sitti (3 dagmo): Dambal, Hadhagale, Geblalu
●Fafan(4dagmo):Mula,Harawo,shabelay,Goljano
●Jarar(4dagmo):Dig,Daror,Bicilbur,Dagaxmadow
●Doolo( 2 dagmo):Danood, Galxamur
●Qoraxay( 2 dagmo) : Mersin, Ceel Ogaadeen
●Shabelle( 3 dagmo): Cadaadle, Dhanaan, Elele
●Nogob(4 dagmo): Cayun,Dhuxun,Xararay,Garbo
●Erer(5dag):Yoxob,Qubi,Lagahida,Mayu,Salaxad
●Afdher(5dagmo):Godgod,Qoxle,Jarati,Baray, Doolo Bay
●Liban( 3 dagmo): Filtu, Boqolmayo, Dekasuftu
Dawa( 1dagmo) :

Keine Fotobeschreibung verfügbar.