Waa Dhalinta reer Cosob(Cundhufo) oo isku Xilqaamay iskood in ay wax qabsadan

Wa dhalin yaradii degmada cosob AMA cundhufo oo bilaabay barnaamij isxilaan ay ula baxee kaso ay rabaan inay noloshii magaalada dib ugu so ceshaan ay ku bilaaben xaruntii ca fimaadka oo ila mudaba baaba day ka dib mar kii umada somaliyeed ee ku dhaqan degaankas uu qabsaday guumaysigu . Markaas waxaa dhamaan joogsaday oo burburay xarumihii cafimaadka dadka Cafimaadka aduunyada Xarumihii dadka takulaynta bulshada Dugsiyadii wax barashada Tolaw ayaa umaqan

Slået op af Sereyetv Gashaan i Søndag den 8. september 2019