Dhismayaal laga daah Furay degmadda Gota-Biki ee gobolka Sitti(sawirro)

Waxaa maanta oo ay taarrikhdu tahay 12 /09/2019 waxaa xadhiga laga jarey mashaaric dhismayaal horomarineed ah oo degmada Gota- Biki kuwaas oo 4 block iyo bakhaarki maaliyadda oo blockiiba ka kooban yahay 11 qol yahay guud ahaana ay isku yihiin 44 qol iyo bakhaarki ama storekii maaliyadda oo 4 kamid ahna waa 4 xafiis ay tahay waxaana xadhiga ka jarey gudoomiye Xussen iyo gudoomiye ku kuxigeen Nuur Mumin iyo gudoomiyaha xisbiga Shucayb xaji Ibrahim iyo xildhiban Maxamed Caraale ( xildhibaan heer fedaraal ah) waa horumar muuqda oo la taabankaro waxaan xagan ugu mahadcelineyaa maamulka degmada Gota-Biki uu hormuudka u yahay gudoomiye Xussen Aden iyo xukumada degaanka oo si wadaninimo ku dheehaantahay ufuliyey wajibaadkoogi shaqo

 

Bild könnte enthalten: 5 Personen, Personen, die stehen

Bild könnte enthalten: im Freien

Bild könnte enthalten: Einfamilienhaus, Himmel, Baum und im Freien

Bild könnte enthalten: Himmel, Einfamilienhaus und im Freien

Bild könnte enthalten: Himmel, Einfamilienhaus, Baum, Wolken und im Freien

Bild könnte enthalten: Einfamilienhaus, Himmel und im Freien

Bild könnte enthalten: 8 Personen, Personen, die lachen, Personen, die stehen, im Freien und Natur

Bild könnte enthalten: eine oder mehrere Personen

Bild könnte enthalten: im Freien

Bild könnte enthalten: Einfamilienhaus, Himmel und im Freien