Gabadhyar oo 9 jir ah ayaa waxaa ay Miino kula qaraxday degmada Lughaya ee gobolka Salal. Gabadhan yar oo magaceeda la yidhaahdo Marwa Cabdilaahi Yuusuf ayaa wakhtigii ay miinadu la qaraxday ku sugnayd goob aan ka fogayn gurigooda, sida ay sheegtay Hooyada dhashay Gabadhaasi yar.