iska hor imaad qowmiyadeed oo laga soo sheegey Gobolka Dikhil ee dalka Jabuuti(Sawiiro)

Duqayda Magaalada Dikhil ee dalka Jabuuti ayaa beeniyeey warar baraha bulshada lagu faafiyeey maalmaahan dambee kuwaas oo sheegaayey in magaalada Casa-Ceela oo ku taal galbeedka magaaladaasi Dikhil ay ka dhaceen iska hor imaad dhex maray labada qowmiyadood ee ku dhaqan dalka Jabuuti (Soomaali iyo Canfar)
Dawladda Jabuuti ayaa cabsi wayn ka qabta dhaqdhaqa siyaasadda oo baryahan dambe laga soo wariyey in ay jabhadi Frud oo dawlada jabuuti kula jirtay dagaal sannadihii 1991-1996 ay hadda bilowdda hanjabad cusub oo laga soo sheegey in ay waqooyiga dalka jabuuti ka bilowday.
Cabsida dawlada jabuuti waxaa si kordhisay dagaalka ka socday gobolka Sitti gaar ahaan degmada Gablalu oo wax yar u jirta magaalada casa-ceela shaicibka iyo is maamulka Canfarta ee ku dagaalami gobolka Sitti ee dalka jabuuti ayaa ah kuwaa ku wada nool gobolka Dikhil.

Dad waynihii reer Casa-ceela ayaa la sheegey in ay mudoo gaaban ka barakeceen magaalada laakiin hada ay xaaladu caadi ku soo noqotay,waxaa sidoo kalee la soo sheegey in iska hor imaadkan uu ku dhaawacmay hal ruux oo dhalinta magaalada ah.

Écoutons l'intervention des sages et okals de la ville de l'unité.Son honorable monsieur Adou Daoud Ali, doyen et membre fondateur du parti, sage de la région de Dikhil et.ancien conseiller pédagogique.i

Slået op af RPP Rassemblement Populaire pour le Progrès i Torsdag den 19. september 2019

Écoutons l'intervention des sages et okals de la ville de l'unité.Son honorable monsieur Yacin Abdillahi Arreh, Okal général, père de la région de Dikhil et ancien employé du district de dikhil.

Slået op af RPP Rassemblement Populaire pour le Progrès i Torsdag den 19. september 2019

 

Bild könnte enthalten: eine oder mehrere Personen, Personen, die stehen, Himmel, Strand, im Freien und Natur

Bild könnte enthalten: eine oder mehrere Personen, Personen, die stehen und im Freien

Bild könnte enthalten: Personen, die stehen, im Freien und Natur

Bild könnte enthalten: 1 Person, im Freien und Natur

Bild könnte enthalten: Personen, die stehen, im Freien und Natur

Bild könnte enthalten: eine oder mehrere Personen, Personen, die stehen, im Freien und Natur