MAANTA KULANKI HADHAGAALA IYO MASUULIYINTI HEER DEGAAN IYO HEER GOBOL(Sawirro).

 

Waxaa maanta qabsoomay shirki dhalinyaradda iyo hogaaminti heer deegaan iyo heer gobol ee ay hogaaminayeen Guddoomiyaha Gobolka iyo Wassiirka Gadidka iyo Jidadka.

Kulanku waxa uu kubilawday jawi dagan oo is xog waraysi hadalka shirkana waxa si toos ah u hogaminayay gudomiyah gobolka Sitti Mudan cumar cabdi Furitaan kadib waxa loo wareejiyey hadalka Dhanka dhalinta waxay si balaadhan uga hadleen arimaha maseriga ah ee degmada iyo waxa ay Dhalinyaradu bahiyo leeyhin inkaste oo aan halkan kuso koobi Karin.
Ugu horeyn waxa ay dhalinta reer Hadhagaalla si cad balan ugu qaaden in ay diyar uyihin in ay dhulkooda difacdaan oo ay tagayaan ila Galbeedka Gobolka Sitti Sida magaalooyinka  cudhufo iyo cadayti.

Shirka maanta waxay dhalintu xooga saartay dhanka dhulka ay canfartu Sharci Daradda  iyo Xooga ku doonayso inay ku qaadato.

Dhalinyarada ayaaa waydisay sababta aw deeganku uga amusan yihiin ay canfartuna ciidankeeda u keentay dhulka ciisaha

Waxay waydiyeen Dhalinyaradu maa cabsi ayaa nihaysa Mise ciidan la’aan ayaan nahay

dhalintu waxay yidhadeen hadi Ciidan loo baahdo anaga ayaa is qorayna hadii lacag loo bahan yahayna anagu musharkayaga ayaan ugu deeqayna

Dhalinyarada iyo masuuliyiinta waxay Isla qaaada dhigeen side dhulka ay cafartu xoga ku qadatay sidi dib loogu so celin lahaa.

Waxay Kale oo shir la yeesheen Maamulka Degmada kulankaas oo u eekaa qiimeyn wuxu Wassiir ka mid ah MASUULIYINTI Socotey halkaas su aal u eekeyd mid cadiifad ku jirto uu waydiyay Madaxa Xafiska Beeraha oo ah Abdillahi Hassen (Abdilahi Laho) wuxu Ku Yidhi Abdillahi adigaa kicinaya dhalinyaradda degmada
Abdilahi si wanagsan ayu ugu jawaabay wuxu ku dhahay Anu Ma kicinayo
waxan soo maray Guddoomiye waanan garanaya system ka Dawlada hadana waxaan ahay Madax Xafiseed waxaanan noqon doona Wassirka
dhalinyaradda Hadhagaalana wax walba way garanayaan ee maha kuwo aqli lahayn mana aha kuwo aan kicinayo annu ee waxaa ka maqan iyo waxa kale ayay kala garanayaan su aashaasna marwalba wala i waydiya waana la igu tuhma.

Bild könnte enthalten: eine oder mehrere Personen und Personen, die sitzen

Bild könnte enthalten: eine oder mehrere Personen

Bild könnte enthalten: 3 Personen, Personen, die sitzen

Bild könnte enthalten: eine oder mehrere Personen, Personen, die sitzen und Innenbereich