DAAWO;Golaha joogtada ah ee Beelaha Direed Oo Ka Hadlay Dagaal Canfarta Iyo Soomaalida Ku Dhexmaray Deegaanada Itoobiya.

Golaha dhaqanka beelaha direed oo shir jaraa,id ku qabtay magaalada Hargaysaa ayaa ka hadlay dagaal dhawaan ku dhexmaray deegaanada itoobiya qoomiyadaha canfarta iyo Soomaalida ee wada dega itoobiya dagaalkan oo in muda ah ka socday galbeedka  Sitti ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac fara badan

 

                          HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;