Degdeg: Daawo Prof Cali Khaliif Magaalada Muqdisho ka Tagi Doono dhawaan.

 

Prof Cali Khaliif Galaydh oo sannadihii u dambeeyay fadhigiisu ahaa caasimadda maamulka Somaliland ee Hargeysa ayaa hadda ku sii jeeda magaalada Muqdisho. Waxaa uu sheegay in socdaal kedis ah ku tagayo magaalada Muqdisho isaga oo sii maraya magaalada Addis Ababa oo uu muddo kooban joogi doono.

Prof Cali Khaliif ayaa sheegay in aanu wali u fulin heshiiskii maamuladda Somaliland iyo Khaatumo hore u dhex maray.