Waa Kuma Maxamad Xumad Yayo(Casa-Mahamad) ?

Ninkan aad  Sawiradda ku aragtaan,

waxaa la yidha magaciisa Maxamad Xumad Yayo wuxuuna ku magac dheer yahay ,(Casa-maxamad) Waa Mal-qabeenka ama Han-tiilaha Deeganka Canfarta ugu tunka wayn waana  Gudoomiyaha Iskaashadada Miliixda ee deeganka is maamulka canfarta.

Casa-maxamad Waa Ninka Fani gareeyo Jab-haddaha iyo Liiyu Police,ka deeganka Canfarta ee Dagaalka Ka waddo Galbeedka gobolka Sitti gar ahaan Dhunyar iyo Dayn.

Casa-maxamad wuxu ka mid yahay Dambiilayasha Hadda Laga Raaddinayo Deeganka Canfarta ee ay Dawlada dhexe  Rad joogto isaga iyo Qaar kale Oo Baddan oo la Sheegay inaay Xaga iyo Kilalka Tigreega uu Baxsadeen.

Dhiig yacabkani jab-hadda iyo Ciidanka gaarka ah ee deeganka Canfarta ee uu maal galiyo
Waxa uu ku Biixiyay Lacag Dhan oo Malaayiin ah oo ay Leeyihiin Shiirkado Kala Duwan Oo Kuwi Miliixda Ka Qadanayay ah.

Maxamad xumad yayo. Waxaa Hadda Raaddinayso Dawlada fedaraalka ee Itoobiya waa dambiile ku naaxay dhiiga caruurta iyo xoola-dhaqatada reer Sitti wuxuuna mudan yahay in gacanta lagu soo dhigo oo maxkamad caadalad ah la hor keeno si loogala xisaabtamo dhiiga shacabka Soomaaliyeed.

Bild könnte enthalten: 1 Person, Text

Bild könnte enthalten: 1 Person, steht, Himmel, Wolken, im Freien und Natur

Bild könnte enthalten: 1 Person, Himmel und im Freien