Wax ka Ogoow Hammigga ummadda Canfartu ku Midaysan yihiin

Keine Fotobeschreibung verfügbar.

Itaal Meel u dhiba Hammiga Ummadda Canfartu ku midaysan yihiin wuxuu yahay Sawirkan aad u wada jeedaan oo 2 meelood marka loo qaybsho gobolka Sitti qayb ka mid ah waxay u haystaan dhul Canfareed.

Dhulka ay salka u dhigteen goor dhow amma goor fog midkay doonto ha Noqotee waa dhamaan degmooyinka galbeeka xigga ee gobolka Sidda;

Mayso,

Af dem,

Biki,

Erer

iyo qaybo ka mid ah Shiniile amma Haddhagaala.