Jaaliyada reer Sitti ee ku dhaqan Dalka Sweden oo Shirkii sagootin ah u qababtay Halgamee Rayaale Xaamud(Sawiro

Shirkan sagootinta ahaa oo ay ku qabteen Magaalada Stockholm ee dalka Sweden ayaa laga jeediyey Qodbadoo ku baxaayey Af Soomaali iyo Amxaariga.
Waxaa kulanka laga hadlay Maamulka Canfarta, Ciidoonkooga iyo jabhadooda oo muddo11 bilood intay xuduuda ka soo gudbaan geysta xasuuq iyo gumaad ba’an Shacabka Soomaalida xoolo dhaqatada, maatida iyo caruurta masaakinta een waxba galabasanin ee ku dhaqan Galbeedka Gobalka Sitti ee Deegaanka Soomaalida“.
Halgame rayaale Xaamud ayaa dhawaan gaadhay go,aan ah in uu si kama dambays ah u galo gudaha dalka Itoobia gaar ahaan deganka Soomaali-State oo in muda ah dibad wareeg ka ahaa.

Bild könnte enthalten: 3 Personen, Personen, die sitzen

Bild könnte enthalten: 5 Personen, Innenbereich

Bild könnte enthalten: 5 Personen, Innenbereich

Bild könnte enthalten: eine oder mehrere Personen, Personen, die stehen und Innenbereich

Bild könnte enthalten: 2 Personen, Personen, die sitzen, Tisch und Innenbereich

Bild könnte enthalten: 4 Personen, Personen, die sitzen, Tisch und Innenbereich