Dawlada Turkiga oo soo dhisaysaa ciimadda Cirka ee Soomaalia.

Dowladda Turkiga?? ayaa Dowladda Soomaaliya?? siinaysa 18 diyaaradaha Dagaalka ah. Madaxweyne Erdogan ayaa Soomaaliya balan qaaday in ay yihiin walaalkooda weyn oo ay ka difaaci doonaan kuwa ku xadgudbaya Soomaaliya. Diyaaradahaan ayaa ka koobnaan doona 7 diyaaradaha dagaalka nooca (T50Tx model) 8 helicopter iyo 3 military transport Airbus. #Share dheh muwaadin cadowgu uga naxo. ???? xigasho

Slået op af Ahmed Young Boss i Tirsdag den 15. oktober 2019