Meelo badan oo deegaanka Soomaalida ka mid ah waxa ka socda mudaharaad walaalaha galbeedka Sitti lagu garab joogsanayo

                                          

                        Magaalada Biki ee gobolka Sitti

#Biki

Slået op af INA News i Fredag den 18. oktober 2019

Magaaladd Jig-Jigga

Shacabka Magaalada Jigjiga ayaa saaka isugu soo baxay wadooyinka waawayn ee Caasimada iyagoo fariin adag u diray cadawga iyo cid walba oo isku dayaysa inay fara maroorsato dhulka Soomaalida

Slået op af Geedka Nabada i Fredag den 18. oktober 2019

Magaalada Ayshaca ee gobolka Sitti

Gudoomiyaha degmada Ayshaca ee Gobolka Sitti oo Shacabka kala qaybqaatay bannbaxyada lagu diidanyahay Gumaadka liyuuga Deegaanka canfarta

Slået op af Xeer Web i Fredag den 18. oktober 2019

Magaalada Af dem

Slået op af Mohammed Duale i Fredag den 18. oktober 2019