Addis Ababa oo maanta mar kale foolan waxay ummuli doonta mooye(Sawiro)

ninka wuu dhaqdhaaaqa xaquuqda dadka Oromada ah ee dalka Itoobiya mudane Jawar Mohammed ayaa ciidankii ilaalinayay lagu laamray in kasoo tagaan  oo ay xeryohooga kusoo noqdaan, Ciidankiina waxay ku dhaqaaqeen Amar diido in ay  sameeyeen, oo waxay ku doodeen hadaan Ciidan nahay, ilaa ciidan kale oo nagala wareega sugida Jahar amnigiisa, kama soo tagayno, oo waanu ku dul dhiman doona sugida amaankissa xaaladu waxay is taagtay meel adag oo walwal badan xambaarsan.

Maalmahan dambe ayaan Waxaa la isla dhex maraayey in khilaaf xoogan uu soo kala dhex galay Jowhar iyo Dr,Abye Ahmed oo ku saabsan jahadda ay uu jahaysan lahayd siyaasadda wajiyadda badan ee Itoobiyadda maanta Jawhar wuxuu haysta rabinta qowmoyadda Oromadda inkasto isla Oromaddo ay ku kala qaybsan tahay masiirka siyaasadda hadana Dr,wuxuu awood  u lahayn uu ku muquunin karo kacdoonkan cusub ee isla Oromadday ay kala hor timid is badalkii u rabay Dr,Abye Ahmed.

Maanta Xaaladda guud ee magaalada Addis ababa ayaa mid aad u kacsan waxaa wadooyinka waa wayn ee magaalada buux dhaafiyey banaan baxyaal ah dhalinti Qeero ee xilka ka tuuray taliskii Tigreega oo maanta ku soo jestay Dr,Abye.

Bild könnte enthalten: im Freien und Natur

Bild könnte enthalten: 1 Person, steht, Spazieren, Baskettballplatz und im Freien

Bild könnte enthalten: eine oder mehrere Personen, Personen, die stehen und im Freien

Ku xidhnoow XeerNews24 wixii ka soo kordha xaalada Itoobiya,