Shir been abuur ah oo maanta lagu masabidday shacabka Cadaytu iyo diidno ay muujiyeen shacabku(Sawiro+Video)

Shacabka Reer Cadayti ayaa si buuxdo  ugasoo horjeesteen shirka been abuurka ah oo ay wataan Dhawrka dabadhilif iyo Maamulka dhagaraysan ee canfarta oo kaashanaayo saraakiil ciidamada federaal ka ah ay iibsadeen.

Waa bannaanbaxyo saaka ay Shacabka Cadayti ku diidanaayeen in ay kuwii gumaaday maantana shir been ah la horyimaadiin

shacabka magalada cadayti ooo ka bana baxay dulmiga ay ku hayan canfrta una adgsanayan dawlad fedaralka iyo daba dhiliifyada uuu adgeyooo canfarta ugu dabayna hasuq fara badan kala kulmen shacabka ku dhex nol degmadasi dhawaca waxa looo gestay waaaa hoyooyin iyo dhalinyaroo iyooo odayal sacada la jogoo laga buxiyay jelka xisabtuna maraysooo 10 qaf sidaa darted waxan baq uuu diryna gobalka sitii in ay is garab tagan walalhoga hasuqaaa ban looo gestay mal iyooo muruq baaaa kana dhidhiyan siiii ay markale ula kulmin hasuqa ban eee looo gestay mantaaaaaa

Slået op af Ahmed Dhago i Tirsdag den 29. oktober 2019

Slået op af Nageeye Laba'Doon i Tirsdag den 29. oktober 2019

Waxaa laga afduubay oo jeelasha Deegaanka canfarta loo qaaday dad shacab ah oo dhalinyaro ubadan si cadna udiidan in masiirkooga laga been abuuro.

Shacabkan waxay mudada Sannadka kudhaw loo laynayaa oo loo xidhayaa waa Soomaalidooda laakiin Deegaanka Soomaalidu Maamul iyo shacabba wali ma dareensana dhibaatada intaa le’eg ee shacabkaa loo marinaayo Soomaalinimadooda.

Bild könnte enthalten: eine oder mehrere Personen, Personen gehen spazieren und Personen, die stehen
Bild könnte enthalten: eine oder mehrere Personen, Personen gehen spazieren, Personen, die stehen, Menschenmasse und im Freien
Bild könnte enthalten: 2 Personen, Personen, die stehen und Menschenmasse
Bild könnte enthalten: eine oder mehrere Personen, Personen, die stehen, Himmel, Menschenmasse und im Freien
Bild könnte enthalten: eine oder mehrere Personen, Personen, die stehen, Personen gehen spazieren und im Freien
Bild könnte enthalten: eine oder mehrere Personen, Personen gehen spazieren, Personen, die stehen, Menschenmasse und im Freien