Geela ugu badan dhulka Soomaalida oo ku dhaqan gobolka Sitti.

Gobolka Sitti maaha oo qudha gobol ay ka jirto had iyo jeer  dagaalo iyo colaado amma abaaro iyo haraad ee waa gobol hodan ku ah xoola nool sidda lo,da adhiga amma Geela.

Sawiraddan waa Ceelka Meete ee degmada Shiniile waxaa ku nool geela ugu badan geela ku dhaqan gobolka Sitti.

Geelan maaha geel ay cid gaar ahi maal galisay ee waa geel si dabici ah loogu dhaqdo Sitti.

Keine Fotobeschreibung verfügbar.

Bild könnte enthalten: im Freien

Bild könnte enthalten: Himmel und im Freien

Bild könnte enthalten: eine oder mehrere Personen und im Freien

Bild könnte enthalten: eine oder mehrere Personen und im Freien

Bild könnte enthalten: eine oder mehrere Personen, Himmel, im Freien und Natur

 

Keine Fotobeschreibung verfügbar.

Bild könnte enthalten: im Freien und Natur