Waa kuma Cabdi Xarash?

 

Cabdi buux abtidoon oo ku magac dheer ( cabdi xarash ) waa dirawalka ambulanceka sitti hospital hadii inyar ka faalo bixiyo wuxuu si hufan ugu adeega dhamaan bulshada ku dhaqan gobolka sitti wuxuu si wadanimo ku dhehanthy iskaga xil saarey inuu naftisa xataa u huro siduu ugu adeegi lahaa bukaanka iyo hooyoyinka xaamilada ah iyo shacabki kusoo waxyeelobey u dhawacu kasoo gaadhey dagaladi canfartu ku xasuuqdey mudada sanadka ah shacabka ku nool galbeedka sitti.

Hadii si baladhan u fahfaahiyo waxqabadkisa aadbey u faro badanyhy ee intaa hooyoyin xamilo ah iyo bukaan u adeegey tiro maleh lknse waxaan xog afkiisa kasoo qaadney tirada guud u dhawaacayda kusoo waxyoolbey galbeedka sitti ku kusoo qaadey ambulnce iyo inta cisho dagaalkii oo socda oo xabadu daadaneyso si geesinimo leh uga soo dhex qaadey dhawaaca iyo intaa kilometer u malintii soconeyey iyo inta kilometer u sanadka odhan ee socdey iyo malintii ugu kilometer dheera usocdo iyo malmihii ugu xumeyd uu naftisu halis gashey.

Cabdi xarash nin dirawal geesi ah dirawal la mid ah inu dds jooga uma maleyneyo xataa geeska africa intaan noolyhy dirawal ambulance ama dirawal caadi ah oo waxaas odhan oo waxqabad hal sano gudaheega sameyey mana arag mana maqal.

Hadii waxqabadkiisa soo bandhigo :—-

● tirada guud dhawaac u ambulance kusoo qaadey waa 177.
● sanadkan odhan wuxuu ku dhaqaaqey kilometer dhan total of the year 590000kun kilometer.

● wuxuu sanadka 48 jeer go and back u kala socdey degmada biki ilaa galbeedka sitti gobuhu dagaladu ka socdeen.

● wuxuu dhawacyadi markey cafimadeen si toos mid walba goobtis ugu ceshey 11jeer go and back malintii wuxuu qadeyey 12 dhawacayo oo bogsadey.

● wuxuu 3cisho dhan si live oo dharaar iyo habeenba ah usoo jeedey si ugu adeego dhawacyada kusoo waxyeelobey gobaha dagalku kasocdey sida qabalega danheley ilaa sitti hospital.

Hadii ka faalo bixasho malintuu ugu xumey u socdey 2632kilometer iyo waliba isla malintu naftiisuba halis gashey waana malintii dagaalki danheley.

Wuxuu yidhi cabdi xarash malinteydii igu xumeyd waa malintii dagaalki danheley anigoo jooga xarunta cafimad ee siti hosptitalka ee degmada biki ayaan lasoo sheegey inuu dagaal ka dhacey qabalega danhelay.

Waxaan ka baxay biki 12habenimo waxaan tagey 5tii subxnimo danheley.

Isla wakhtigii anigoo nasan 5tii subxnimo Danheley kasoolamey bikika waxaan yimidey 8 subaxnimo.

Isla wakhtigii 1duhurnimo biki kabaxay waxan u baxay cali sabiix waxaan tagey 7habenimo.
Isla wakhtigii 8:30habenimo ayaan kasoo baxay waxan yimidey 12:10habenimo biki.

Isla wakhtigii 1:00habenimo anigo nasan ayaan usoo baxay biki si aan dhawac ugu soo qaado danheley anigoo magalada af case socdaa abaaro 2:00habeninmo ayaa hadeed awoodi wayey inaan si socda hurdo awgeed waxaan live aha 3 cisho isdaba jooga qadiro ahaa bu yidhi magalada af case ayan ku dhacey aniga iyo ambulance oo ku nastey oo seexdey ayuu yidhi wuxuu yidhi malintaa isku wareeg waxaan socdey 3cisho dhan iskuwareeg dhan 2632kilometer.

Hadii wax yar ka sheego kilometer isku jiraan qabaleyada galbeedka sitti iyo xarunta sitti hosptialka ee degmada biki.

●degmada Biki ilaa danhelay 234kilo.

● degmada Biki ilaa cadeyle 482kilo.

● degmada Biki ilaa cali sabiix 310kilo.

● degmada Biki ilaa allaale 290kilo.

Intaas kilometter oo odhan ayuu si u ugu adeegi dhawacyada u safrey qabaleyada qaar double go and back ayuu ku kolba lameyey.

Wuxuu yidhi malintii dagalka danheley dagaalko socda ayaa wadada lamiga dusheeda xabada dhinacba ciseha iyo canfarta leys weydaarsaneyo rasaasta ayaan dhawac kasoo qaadey 3jeer ayaan ku noqnoqdey oo dhawac soo kolba qadayey:–

● markii 1aad 7dhawac soo qadey.
● markii2aad 4 dhawaac ayaan so qadey.
● markii 3aadna 2 dhawac soo qadey xabadoo socoto markaa 3aad waa markii aan nafteyda halis gashey ee igu xumeyd ee dagalko socda nafteyda halis ku galey aniga iyo dirawalkii ambulance degmada gablalu ibrahim bare aan halis ku galiney ayuu yidhi walahi ma soo koobi kareyo waxqabadkisa ruux ka geesisan oo dirawal ah oo bulshada sidaa ugu adeego maan arag oo ma maqal oo xataa naftisa u horeyo.

Cabdi xarash wuxuuu ilhy kumaneystey

● karti shaqo iyo waayo aragnimo
● dacaadnimo
● isxilqaad mudanimo
● adkeysi
● naxaris
● geesinimo
● iyo ka go’naansho shaqo
● rer magalanimo

( CODSI )

Cabdi xarash waa geesi dadkisa wax u qabtey tariikhdana xusi doonta bulshada mgaca ku dhex leh wuxuu u qalmaa amaal marin in la gudoonsiiyo ee waxaan ka codsaneya bulshada kasoo sheedo gobolka sitti qaran joog iyo qurbo joogba iney cabdi xarash madamo si geesinmo u adeegey dhawacyada galbeedka sitti waa inaan anagu kalinteee ku cawinaa oo guri hantiya udhisna iyo rer udhisnaa madamo ilaa hada aan rer yilanin qofwalba waa laga sugeyaa kalintisaa inuu qeyb libaax ka qaato cawimaada.

Ninkii dooneyo inuu lasoo xidhiidho cabdi xarash waakas numberkisa;-( 0915205598 ) uu lasoo xidhiidhi karaa.

Written by Hassan Al-Basri.