Doodaha nuucan oo kale ah ayaa xal u noqon kara qadyada gobolka Sitti

DDS, waa sharci yaqaano ku doodaya in dasduurka Ethiopia iyo ka maamulka Soomalidu diidayo in magac aan ahayn Soomaali loogu yeedho gobolka. Waxay tusaale u soo qaateen magaca jabhada ONLF isticmaasho ee Ogadenia.

Sharci yaqaano udhashay deegaanka oo ka hadlaya inay sharci daro tahay in ay ONLF deegaanka ula baxdo magaca OGADENI (waraysiga 1aad)

Sharci yaqaano udhashay deegaanka oo ka hadlaya inay sharci daro tahay in ay ONLF deegaanka ula baxdo magaca OGADENI (waraysiga 1aad)

Slået op af SRTV Rasmi Page i Søndag den 10. november 2019

1.758 Aufrufe