Liiska Golaha Dhexe Ee ONLF Ee ladoortay iyo Codadkii ay kala heleen.

Waxaa dib Ergoyinka loo Horkenay Golihii Dhexe ee Hore Jabhda wadaniga xoraynta ogadenia ( jwxo ) oo dib loo doortay marlabaad Tiradan 26 ah waa Golaha dhexe ee Niskii Hore mar labaad ladoortay Waxaa larajaynayaa inta hadhayn in niska denbe ladorto qaybta hadhay Haduu ala idmo tirada niskii Hore ladortay watan waxa hadhay niskii denbe iyo qaybtii inta Golihi dhexe jwxo ee Hore hadahay intan waxaa la ansixiyay niskii Hore

Halkaas oo ay kuwada Guulaysten dhamantodba Golihi Hore jowxo ayagoo mar 2aad Dib loo doortay lana ansixiyay
Dibna loodoray marlabaad Golaha Dhexe ee Cusub
magacyadooda iyo codadka ay heleen
1 Shekh abdi aar …:.Gacan buxda
2 Abdi geele xikam :wuxu kugulaystay 337
3 Xasen abdi yusuf faysal :gacan buxda
4 abdi xakim wali : 432 cod ayuu helay
5 Abdiqadir c /gamadid : 299 cod yu helay
6 cadaani Hirmooge : Cod buuxa guul
7 Abdikafi sh ismacil : cod buuxa
8 Abdikarim sh muse : cod buuxa
9 Abdinasir gadhwayne : 429 cod yu
10 Abdirahman yusuf c/ dhere 296 cod yu
11Dr Abdiraxman Dr(Maday ) : Cod buuxa
12 Abdirashid Gel qad : 384 cod yuhelay
13 Ibhamih ULaa :cod buxa yuhelay
14 Abdulahi Ahmed adan irad : 518 cod
15 Abdulahi maxamed adan ( xaliye) 438
16 Abdulahi( Xubin) :cod buuxa yuu helay
17 Ganeral Abdulahi mukhtar :Cod buuxa
18 Abdulahi muxumed qani :Cod buxa
19 Nafti hure adan Dakhare : 331 cod yuu
20: Ahmed abdi ( Qodax ) : Cod buuxa
21 Ahmed c/ ( Sanwayne) Cod buuxa
22 Ahmed ali yusuf : 398 cod yuhelay
23 Ahmed maxamed ugas( majerten) cod
24 Ahmed muxumed ( fatule) cod buxa
25 Ahmed yasin sh ibrahim : cod buxa
26 Carab maxamed adan : cod buxa
27 daahir Xasen( tamuuje) cod buxa
28 Dhiire caafi cilmi : cod buxa
29 faysal daahir nuur : codbuuxa
30 Garaad bashir makhtal:codbuxa
31 Garaad maax maxamed 379 cod helay
32 Xassen abdi ow nor ( Qubi) 483 cod
33 Xasen muxumed macalin cod buxa
34Xusen maxamed nur ( doxo) 324 cod
35 Drs Cibaado xirsi mahad : cod buuxa
36 Abwan Kaldeq muse : 342 cod
37Khaaliso ugas mahad :cod buxa
38 Koos sharif : cod buuxa
39 mahad celabe ( dhabuuke) cod buuxa
40Maxmed abdi yaasin ( Dirane) Cod bux
41Maxamed rashid sh C / Lahi: 304 cod
42 Maxamed Cali Ahmed : 330 cod helay
43 Maxamed ibrahim mursal: cod buuxa
44 Maxamed dahir ( Colhaye) 340 cod bux
45Maxamed sharif : Cod buuxa yuhelay
46Admiral maxamed cumar cisman:cdbx
47 Maxamed yusuf maxamed :Cod buxa
48 Maxamud abdulahi ( sooc) codbuxa
49 Maxamud dayib C /Lahi : codbuxa