Jabhaddi ONLF oo ka xanaaqday warar laga faafiyey fartana ku fiiqday xukumada Somali-State

Mudane Cadaani Hirmooge afhayeenka ONLF oo beeniyey wararkii laga sii daayey SRTV ee ahaa magaca deegaanka yaa la badalayaa iyo Huuhaadaas.Haddii aysanba jirin arinatsi, qolyihii doodayey soo niman hooskooda la ciyaaray uun noqon mayaan? 😂😂😂. Ninkii sodon jirka ahaa ee sodona sano wax baranayeyna yuu ujawaabayey??Been samee kadibna adigii samayey dood gali Waa xaajo ugub ah.

Slået op af Abdirashid Ali Shuaa i Tirsdag den 12. november 2019