Reer Shiniile iyo reer Dhagax-Buur oo siyaabo kala duwaan uga hadlay dhawaaqi ka soo yeedhay jabhada ONLF.

Dadki xasuqa gaystay e maydka cagta sarey iskuna sawiray hadana ururada so galay sheeganaya inay ka mid yihiin ;iskuna dayaya inay kacdoon sameyaan maxad ka odhan lahayd fikiradaha shacabka magalada shiniile e gobolka sitti

Slået op af Sereyetv Gashaan i Fredag den 15. november 2019

Waraysiyadan waaa qeyb kamida barnaamijka iska horkeenka bulshada iyo kala qaybinta. Labada magaalo waxa la isoogu xijiyey waa in laga dhigo inay yihiin labo iska soo horjeeda oo muxaafad iyo mucaarad isku ah. Waa qeyb isku dirkii uun kamid ah.Waxaanse aad ula yaabay wiilka Dhagaxbuur lagu waraysnaayo sida loogu yeedhinayo waxuu odhan lahaa ayadoo lawada maqlayo. Waxay I xasuusisay odayaashii Uf, Uf lahaa, malaha wariyihii waaga joogay ee dadka qasbi jirey lama badalin. Isha kuu Macalin ah kala qaybintu heerka ay gaadhay. Haddii aysan waxgaradku ayakoo isku duuban arimahan ka hortagin meel fog ayaa laga raadin.

Slået op af Abdirashid Ali Shuaa i Torsdag den 14. november 2019