Team heer deegan ah oo ka socday xafiska biyaha ee degmada afdem(Sawiro)

Team heer deegan ah oo ka socday  xafiska biyaha ee degmada afdem  ee gobolka Sitti ayaa maamlmahan tayactir balaadhan ka wadaa qabalaha Dan-lahelay ee degmadaaasi Afdem oo aan wax  dayactir ah laga samayn mudo 8 sanno iyo dheeraad  ah.

Sidda aad la wada sodotaan Dan-laheley waxay ka mid tahay goobaha ay ciidamada Liyuu booliska Canfarta oo garab ka haysta ciidamada dawlada feadaraalka Itoobiya ay ka geysteen tacadiyo ka dhan xaquuqda aadamaha, Sannad ka hor magaaladan Dan-lahelay dhamaan waa la gubay mana jirto ilaa hadda cid wax ka qabatay ciddi falka waxashnimdda geystay.

Sidda sawirradda ka muuqata Dan-lahelay waxay ku taal dhul hoddan ah waana meelaha ugu fog ee galbeedka degmada Afdem.

Bild könnte enthalten: 2 Personen

Bild könnte enthalten: Himmel, im Freien und Natur

 

Bild könnte enthalten: Pflanze, Baum, Himmel, Gras, im Freien und Natur

Bild könnte enthalten: Baum, Pflanze, Himmel, Gras, im Freien und Natur

Bild könnte enthalten: Baum, Himmel, Gras, Pflanze, im Freien und Natur

Bild könnte enthalten: 1 Person, steht und im Freien

Bild könnte enthalten: Himmel und im Freien