Xogta Dahsoon Xiisaddii webiga Niilka oo sii balaadhatay & Hantida Afrika isku Hallaynayso

Raisul Wasaaraha Itoobiya ayy dalka Faransiiska Ka Codsaday Hub Balaayiin Doolar Gaadhaya.
Sidda laga soo xigtay warqad sir ah oo uu  Dr. Abiy Ahmed uu udiray madaxwaynaha faransiiska Emanuel Macron.
Xogtan ayaa lagu baahiyay Mareegta todobaadlaha ah ee ka soo baxa dalka faransiiska ee lagu magacaabo;Le Point.