Xurguf Ka dhalatay Guddi Uu Magacaabay Madaxweyne Geelaha dalka Jabuuti.
Dalka Djibouti ayaa waxaa ka taagan dood la xidhiidha go’aan lagu magacaabay guddi qiimeeya inay xilalka u qalmaan iyo in kale masuuliyiinta xilalka loo magacaabo, ka hor inta aan Golaha wasiirada la horgeyn.
Guddigan ayaa waxaa wareegto ku meel mariyay madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle.