Khasaare baaxad wayn ayaa soo gaadhay wadooyinka dalka Jabuuti(Sawiro)

khasaaraha uu geystay roobkii maalmaahan ka da,aayey dalka Jabuuti ayaa geystay khasaare naf iyo qalaba isku jira waxaa la soo wariyey in roobkaasi geysteen dhimashadda qoys dhan oo caruur iyo waalidkoogi ka koobnaa qoyskan waxaa ku soo dumay aqal ay jaar ahaayeen sidda la sheegayna ay horay uga cawdeen in aqalkan uu halis ku hayo noloshoodda sababto ahayd goobta laga dhisay oo aan munaasib ku ahayn in dhisma  guri loo ogolaado.

Geesta kale waxaa la sheegey in jidka todabaadkan uun xadhiga laga jaray ee isku xidhaayey magaalooyinka Tadjourah iyo Balxo ee waqooyinka dalka ay soo gaadhay burbur lixaadleh arintaas oo cadayn taya xumada dhismaha wadooyinka.

Bild könnte enthalten: eine oder mehrere Personen und Text

Bild könnte enthalten: Berg, im Freien und Natur

Bild könnte enthalten: im Freien

Bild könnte enthalten: im Freien

La preuve que le pays s'est développé depuis l'arrivée au pouvoir de l'infatigable et irremplaçable "Roi".

Slået op af Le MoDeL i Torsdag den 21. november 2019

Bild könnte enthalten: eine oder mehrere Personen, im Freien und Wasser